Rooble oo War ka soo saaray dabkii xalay qabsaday nawaaxiga Isgoyska Banaadir

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu murugada iyo xanuunka la qeybsanayo ganacsatada Soomaaliyeed ee uu hantidoodii burbur dabkii ka kacay isgoyska Banaadir iyo nawaaxigiisa, wuxuuna Alle uga baryay baddel khayr leh. “Waxaan murugada iyo xanuunka la qeybsanayaa ganacsatada Soomaaliyeed ee uu hantidoodii burburiyay dabkii caawa ka kacay isgoyska Banaadir. Waxaan Alle uga … Continue reading Rooble oo War ka soo saaray dabkii xalay qabsaday nawaaxiga Isgoyska Banaadir